Admin 4

Daawo:- Madaxweyne Biixi Oo Khudbad Xasaasi Ah Jeediyay & Xaalado Dalka Ka Taagan Oo Uu Ka Hadlay.

Madaxweynaha Somaliland Oo Tabobar Usoo Xidhay Dufcaddii Labaad Ee Dhallinyarada Shaqo Qaran + Sawiro.

Darar-weyne-01-06-2020-(Karin News)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta tababar usoo xidhay dufcaddii labaad ee carbiska shaqo...

Akhriso:- Wakhtiga Dib Loo Furayo Duulimaadyada Gudaha Oo La Shaaciyay & Xaaladaha Taagan.

Sida laga soo xigtay masuuliyiinta dowladda u qaabilsan duulimaadka, waxaa todobaadkaan dib loo furi doonaa duulimaadyada diyaraadaha ee gudaha dalka Dowladda Soomaaliya...

Madasha Wadatashiga Oo Taageertay Baaq shacabka + Si Adagna Uga Hadashay Xaaladda Dalka.

Madaxweynaha Somaliland Daah-furay Dhismaha Waddada Berbera Corridor + Sawiro.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa daah-furay dhismaha wadada Berbera Corridor. Oo qayb kamida dhismaheeda la dhameeyay

Hanti Dhawrka Qaranka Oo Ku Hungoobay Guluf Culus Oo Baadhitaan Oo Ay Ku Qaadeen Xafiiska Gudida Covid-19 Ee Somaliland Oo Tuhunno Musuq Maasuq Dul Hoganayaan

Guddida Ka Hor Tagga Iyo La Tacaalidda Cudurka halista ah ee Koroona Fayras ee Somaliland ayaa hor joogsatay baadhitaan iyo hawlgal ay doonayeen in ay Guddida ku...

Daawo:- “Gudiga Covid19 Ha is Casilaan Oo Dadka Haka Hor Dhaqaaqaan” Afhayeenka Xisbiga WADDANI.

Xanuunkii Coronavirus Oo Somaliland Xadhkaha Goostay, Dhimashada Oo Korodhay Iyo Xaaladihii Ugu Dambeeyay.

Sideed iyo labaatan qof (28) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somalilander, 22 qof waa rag, 6 qofna waa dumar Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:...

Wargeyska Addis Ababa Ka Soo Baxa Oo Sheegay In Abiye Axmed Uu Ku Fashilmay Dhexdhexaadintii Somaliland Iyo Soomaaliya

Wargeyska The reporter ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa sheegay in dedaalkii uu Raysalwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ku doonayay inuu ku...

Daawo:- Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Xasaasi Ah Lala Yeeshay & Su’aalo Kulul Oo Laga Wadiiyay Xaalado Taagan

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com