Shabeel Lagu Dilay Buurta Wagar Ee Gobolka Saaxil Iyo Sababta Keentay Oo La Sheegay.
Admin 4Jul 29, 2020
Degaanka loo yaqaano Qaboobe oo ku yaal dusha sare ee Buurta WAGAR ee Gobolka Saaxil ayaa lagu dilay Shabeel lab oo Lix neef oo Adhi ah ku cunay deegaankaas. Maxamed...
Dawlada Kenya Oo Diblomaasiyadeed Ka Furato Somaliland & Dhaq-dhaqaaqyadii Ugu Dambeeyay Oo Socda.
Admin 4Jul 29, 2020
Dowladda Kenya ayaa qorsheyneysa iney xafiisyo diblomaasiyadeed ka furato Somaliland si ay ugu adeegto muwaadiniinteeda ka jooga dhulkaas, sida lagu sheegay qoraal kasoo...
Xajka Sanadkan Ee La Koobay Dadka Tagaya Oo Lagu Wado Inuu Ka Bilowdo Sacuudi Carabiya.
Admin 4Jul 29, 2020
Acmaasha Xajka ee sanadlaha ah ee caadiyan ay gutaan Muslimiinta ku nool daafaha dunida ayaa waxa uu bilaabanayaa maanta oo Arbaca ah, hasayeeshee waxaa aad loo soo...
“Arrintii Ka Dhacday Barlamaanka Soomaaliya Ma Wiiqayso Dadaallada Laga Gaadhayo Doorashooyin La Isla Ogol Yahay”
Admin 4Jul 29, 2020
Beesha caalamka ayaa muujiyay walaacooda iyo rajada adag ee ay ka qabaan arrintii ka dhacday Baarlamaanka Federaalka, aysan wiiqi doonin dadaallada loogu jiro is-faham...
“Madaxweynaha Puntland Waa Gacan Ku Dhiigle” Guddoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka Puntland Oo Furta Tuurtay
Admin 4Jul 28, 2020
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka maamulka Puntland Cabdixakiim Maxamed (Dhooba-Daareed) ayaa ka hadlay hadalkii kasoo yeedhay Madaxweynaha Puntland ee kaga soo...
Xisbiga WADDANI Oo Ka Dayriyay Xaaladda Dhaqaale, Ganacsi Iyo Nololeed Ee Gobolka Togdheer.
Admin 4Jul 28, 2020
Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa ka dayriyay xaaladda dhaqaale iyo adeeg la’aan dawladeed ee Gobolka Togdheer oo uu sheegay in ay saamayn xun ku yeelatay xaaladda...