admin

Daawo:Gudoomiye Ciro Oo Cisbitalka Ku Booqdey Tifatiraha Bulsho Tv Oo Ciidamada Boolisku Ay Jidh Dileen.

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro  oo shalay dalka dib ugu soo laabtey ayaa waxaa uu isla maanta-ba cisbitalka Gargaar ee magaalada...

“Waa In Wada Tashi Iyo Wanaag Aynu Ku Xallinaa Dhib Kasta Oo Inala Soo Gudboonaada” Axmed Yuusuf Yaasiin.

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka, waxaanu ku taliyey in wax walba oo la isku hayo in xal iyo...

Amiirka Labaad Ee Boqortooyada Ingiriiska Oo La Kulmaya Dadkii Lagu Weeraray 2 Masaajid Ee Dalka New Zealand.

Amiirka labaad ee leh dhaxalka boqortooyada Britain William Arthur Philip oo lagu naanayso Duke of Cambridge ayaa ka dagay dalka New Zealand, halkaas oo uu kula kulmi...

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya Dood Ka Yeeshay Xuduudaha Somaliland Iyo Puntland,

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya Dood Ka Yeeshay Xuduudaha Somaliland Iyo Puntland,    

Guddiga Doorashooyinka Somaliland Oo La Saftay Xisbiyadda UCID Iyo KULMIYE Iyo Arrimaha Lagaga Hadlay Kulan Ay Maanta La Yeesheen.

Guddiga Doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa Maanta Xafiiskooda Kulan Albaabadu U Xidhnayeen Kula qaatay xisbiyadda KULMIYE iyo UCID kuwaas oo ay kala hadleen sidii...

Xadka Itoobiya Iyo Eritrea Oo Dib Loo Xidhay Iyo Sababta Keentay.

Goobta kaliya ah ay isaga kala gudbayeen shacabka dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa Isniintii la xidhay. Waxaa furnaa oo kaliya ah deegaanka ku yaalla xadka u dhexeeya...

Wasiirka Gaashaadhiga Oo Qaabilay Sarkaalka Ugu Sareeya Ciidamada Ingriiska Ee Fadhigoodu Yahay Ethiopia.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga JSL Cabdiqani Maxamuud Caateeye(Fariid) oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Qaranka S/G Nuux Ismaaciil Taani, iyo Agaasimaha waaxda...

Gudoomiye Ciro Oo Dalka Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Kana Hadley Heshiiskii Shalay Ee Labada Xisbi Iyo Madaxtooyada Cusub.

Gudoomiye Ciro Oo Dalka Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Kana Hadley Heshiiskii Shalay Ee Labada Xisbi Iyo Madaxtooyada Cusub.  

Maxamed Kaahin Oo Faah Faahiyey Heshiiska Kulmiye Iyo UCID ee Arimaha Doorashooyinka. 

Xisbiyada Ucid Iyo Kulmiye Oo War Cusub Ka Soo Saaray Doorashadii Barlamaanka

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com