admin

Daawo:Wasiiro Ka Tirsan Xukumada Somaliland Oo Degmada Fiqi-Ayuub Ee Gobalka Togdheer Ka Daah Furay Musharuca Madan Qodista Dhagaxa Jaydhka .

Daawo:Wasiiro Ka Tirsan Xukumada Somaliland Oo Degmada Fiqi-Ayuub Ee Gobalka Togdheer Ka Daah Furay Musharuca Madan Qodista Dhagaxa Jaydhka .  

Khilaafka Mar Kale Ka Dhex Qarxay Wasiirka Gaadiidka Iyo Maareeyaha Hay’adda Wadooyinka Iyo Halka Uu Salka Ku Hayo.

Wasiirka gaadiidka iyo horumarinta jidadka somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan iyo maareeyaha hay’adda wadooyinka Eng. Cismaan Sheekh Cabdi ayaa mar kale khilaaf...

Siyaasi Cabdillaahi Geel-jire Oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyey In Aanu Dhex U Ahayn Shacabka Somaliland.

Siyaasi Cabdillaahi Geel-jire ayaa waxaa uu arrin lala yaabo ku tilmaamay heshiis ay xisbiyada UCID iyo KULMIYE ay si gaar ah uga wada gaadheen arrimaha doorashooyinka....

Xisbiga WADDANI Oo Go’aano Adag Ka Soo Saaray Mowqifkooda Ku Aadan Heshiiskii Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid.

Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa oo saaray qodobo uu kaga hadlayo mowqifkooda ay ka taagan yihiin qabsoomida doorashooyinka dalka waxaanay soo saareen qodobadan....

Nuxurka Arimaha Lagaga Dooday Shirkii Maanta Ee Golaha Wasiirada Jamuuriyada Somaliland.

Kal-fadhigii 33-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna...

Daawo:Gudoomiye Ciro Oo Cisbitalka Ku Booqdey Tifatiraha Bulsho Tv Oo Ciidamada Boolisku Ay Jidh Dileen.

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro  oo shalay dalka dib ugu soo laabtey ayaa waxaa uu isla maanta-ba cisbitalka Gargaar ee magaalada...

“Waa In Wada Tashi Iyo Wanaag Aynu Ku Xallinaa Dhib Kasta Oo Inala Soo Gudboonaada” Axmed Yuusuf Yaasiin.

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka, waxaanu ku taliyey in wax walba oo la isku hayo in xal iyo...

Amiirka Labaad Ee Boqortooyada Ingiriiska Oo La Kulmaya Dadkii Lagu Weeraray 2 Masaajid Ee Dalka New Zealand.

Amiirka labaad ee leh dhaxalka boqortooyada Britain William Arthur Philip oo lagu naanayso Duke of Cambridge ayaa ka dagay dalka New Zealand, halkaas oo uu kula kulmi...

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya Dood Ka Yeeshay Xuduudaha Somaliland Iyo Puntland,

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya Dood Ka Yeeshay Xuduudaha Somaliland Iyo Puntland,    

Guddiga Doorashooyinka Somaliland Oo La Saftay Xisbiyadda UCID Iyo KULMIYE Iyo Arrimaha Lagaga Hadlay Kulan Ay Maanta La Yeesheen.

Guddiga Doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa Maanta Xafiiskooda Kulan Albaabadu U Xidhnayeen Kula qaatay xisbiyadda KULMIYE iyo UCID kuwaas oo ay kala hadleen sidii...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com