admin

Taariikhda inqilaabyada , iyo Kacdoonada dadwaynaha Sudan ee soo noq noqda .

Sudan (Somaliland Mirror)- Dawlada Sudan ayaa tan iyo intii ay xuriyada qaadatay oo waddan madax banaan noqotay 1956 ciidanku marba xukunka ayuu la wareegayay oo...

Deg Deg: Madaxwaynihii Sudan Cumar Al Bashiir oo kursigii ka degay.

Sudan ( Somaliland Mirror)-Warar ka imanaya Sudan oo aan wali la xaqiijin laakin laga soo xigtay wakaalada wararka ee Reuters ayaa sheegaya in Madaxwaynihii Sudan Cumar...

With some reservations, Somaliland welcomes the new Red Sea and Gulf of Aden (IGAD) Task Force.

In a press release statement; the Republic of Somaliland welcomed the establishment of the Task Force on the Red Sea and the Gulf of Aden by the Intergovernmental...

“Dastuurka Federaalka halkaanu ka soo galnaa, dastuurku ma Koofur baa mise Waqooyi..”Xildhibaan Xuseen Carab Ciise.

Moqdisho (Somaliland Mirror)-Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa cabasho ka keenay arrimaha Dastuurka oo weli howshiisa...

Maraykanka oo Turkiga uga digay inay Ruushka ka iibsadan hub cusub.

– Madaxweyne ku xigeenka dalka Maraykanka Mike Pence ayaa Turkiga uga digay gantaallada uu Ruushka ka iibsanayo ee S-400 ee lidka diyaaradaha, kaas oo Washington...

Dawlada Turkiga Oo Ka Hortimid Cadaadis Kaga Yimid Maraykanka, Una Janjeedhsatay Dhinaca Ruushka

Dawlada Turkiga Oo Ka Hortimid Cadaadis Kaga Yimid Maraykanka, Una Janjeedhsatay Dhinaca Ruushka Dowladda Turkiga ayaa maanta diiday cadaadiska Mareykanka ee ku wajahan...

Masar oo ‘u muuqata inay beddeshay siyaasadeedii midnimada Soomaaliya’

Dowladda Masar ayaa u muuqataa inay beddeleyso siyaasaddeedii ku aadaneyd Somaliland iyo midnimada Soomaaliya sida uu sheegay Rashiid Cabdi, oo ah agaasimaha mashruuca...

Shan qorshe oo Kenya ay kula dagaalamayso Somalila, Maxay yihiin ?

Nairobi ( Somaliland Mirror)–Dowladda Kenya ayaa bilowday qorshe ay kula dagaalamayso Dowladda Federaalka Soomaaliya kadib murankii siyaasadeed ee soo kala dhex galay...

Golaha amaanka oo war kasoo saaray dhaqaalaha amaanka iyo doorashada Soomaaliya

New York (Somaliland Mirror)-Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa war kasoo saaray xaaladaha dhanka amaanka, maaliyadda, doorashada 2021 iyo wada shaqeynta maamul...

Qaramada Midoobay oo Somaliland si madax banaan ku dhaw inay ula macaamisho.

Qaramada Midoobey ayaa qorsheyneysa in deeqaha loogu talo-galay Somaliland toos u siiso Hargeysa, iyadoo la beddelayo dhaqankii hore ee ahaa in deeqaha Somaliland la...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com