Caaqilada waligoodba talada hayey hala ciseeyo, Dawlad iyo shacabba. Opinion

caaqilada shaqeeya waliba kuwii dee asalka ahaa qaar ismagcaabayna waa jiraane dawladu ilaa ingiriis ilaa siyaad bare ilaa CIGAAL waxa shaqaynayey caaqil ragii rag ahaa.

waxan xasuustaa bal eeg hadii lays dilana si fiican baa laysu dili jirey loo garqaadan jirey RAGII
Hore soo celi SULDAAN hargaysa KAFFE ku cabaya qaar baa dadkaas ay sheegtaan aqoon degankooda tegin la maqlaa uun oo ah lagu maqal lagumase arko.

xukuumada maxay u qabtaan lacag bay ka hurtaane hadii maanta la yiraahdo XUKUUMADU halkii guud ee suldaan bay aqoonsan tahay waanu soo dhaweynaynaa iyo caaqiladaa Hore odayaashan cimaamadaa sita ha noqdaan bal garbo uun reer leh 10 sul keebay dhagaystaan midba xayn buu xukumaa

Bal caaqiladaa eeg intaan garanayo
1 caaqil. F.c.cali. .caaqilka caaqilada
2 caaqil. Maxed. M.indhacase
3 caaqil.m.daahir
4.caaqil ismail caantaynle
5 caaqil cali xirsi
6.caaqil.jama cali dheere
7 caaqil abokor hasan dhunkaal
8 caaqil ismail n.wacays
9 caaqil jamac farax
10 caaqil cawl cabdule
11 caaqil yare

Uh iyo rag iyo miidh bay ahaayeen inta badan ragaa rag baa bedelay qaar iskood isaga qaateen cumaanada la arkay iyadoo caaqil la Lee yahay.

…salaadiintana hadalkooda daa iyagaa iskala baxay intooda badan suldaan hebel qaar baaba waali cas la baxay
Sul SABAYSO. .waaba sabaynayaaye
Sul cunaaye….waaba cadaystaye
Sul badmadow…waaba madawe cadaan iyo cadaalad ma keenayaa
Iyo Qaar kaloo badan sida loo kala magac xun yahay loo kala hadal xun yahay ayaa loo kala caansan yahay loo kala MAAH. maah xun yahay ninkii dumarka caaya ayaa la dhahaa waa wiil waa gadac waa halkii jawaane hebeloo hebla kabaa la dul maray waah waah saxaafadu akhris ma leh hadaan laba wada hadlayn

Inta nool alle ha u siyaadiyo intii dhimatayna alle ha u naxariisto bal soo qora asxaabey caaqiladii ilaa 69kii ama ka hor kuwaasiba qaar badan waa dhaxal ilaa 5 caaqil Muusow dhawr jeer baa rugcadaagii siilaanyo yiri ragii hore aan soo celino warancadena ku dhawaaqay ragii talin jirey 70ti coodhcoodhkii baan soo celinaynaa aqoonsan nahay nimankaas dalka ka qabo iyo dadkaba WALAAHI shacabkuna way ku taageerayaan waar bal berigii hore eega ragii jirey ee xitaa wax la weydiin jirey burco masaajidka hortiisa iska fadhiyi jirey ama maqaaxi ku dhow ama gurigiisa. Burco bal eeg
Xaaji axmed
Fogays ayaa wax waliba dhamayn jirey
Berbera waxan xasuustaa. Dawiil kaliyaa goyn jirey .Adan cade. Gacma dheere.cali xaaji.iwm badan Xaaji maxed oo goynta iyo ducadaba loola tago

 

Yuusuf Siciid Jaamac




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: