FBI-da oo weerarkii saldhigga Florida fal argagixiso ku tilmaantay

Wakaaladda FBI ee Maraykanka ayaa sheegtay in weerarkii dadka lagu laayey ee ka dhacay Jimcihii saldhigga ciidamada badda ee Florida ay u haystato inuu fal argagixiso...

Daawo:Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Somaliland Oo Bogaadiyey Horumarkuu Ku Talaabsaday Cisbitaalka Guud Ee Burco Kormeerayna Qaybo Cusub Oo Lagu Kordhiyey.

Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kormeeray Mashaaric Laga Wado Burco Kuwo Cusubna Dhagax-dhigay.

Ergayga Turkiga U Qaabilsan Wada-hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Dhaqdhaqaaqyo Somaliland Ka Maqan Tahay Ka Wada Addis Ababa

8 qof Oo Ku Dhaawacmay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Balligubadle

“Waxa Aynu Rabnaa In Aan Somaliland La Tusin Gol-jilicdeeda Cadaawaha Dibadda Kaga Soo Hamuumaya…” Saleebaan Cali Koore

Madaxweyne Biixi Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Aabbo, Hooyo Iyo Laba Carruur Ah Oo Ay dhaleen Oo Ku Geeriyooday Dhisme Ku Dumay

“Maxamuud Xaashi Guddiga Fulinta Xisbiga Kuma Jiro, Hoggaanka Xisbiga Kuma Jiro…” Xisbiga KULMIYE Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Maxamuud Xaashi

Siyaasi Ramaax Oo Looga Yeedhay Xarunta Ciidanka Dembi-Baadhista Ee C.I.D Iyo Dambiga Loo Haysto+ Cidda Dacwaysay

Xoghayaha Arrimaha Gudaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) mar dhawayd looga yeedhay xarunta ciidanka dembi-baadhista ee C.I.D, halkaasna...

Roobab Dabaylo Wata Oo Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac Isugu Jira Ka Gaystay Xeebaha Somaliland

Roobab dabaylo wata ayaa khasaare kala duwan ka gaystay xeebaha Somaliland bari ilaa galbeed. Waxa la shaaciyay haatan in hal qof uu ku dintay, 18 ruux oo kalena ay ku...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com