-Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa sheegay in Xukuumaddu Afduubtay shirweyne ay Hargeysa ay ku qabsadeen Haweenka Somaliland.
Xoghayaha guud ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi, oo shirka ka qayb-galay laakiin aan hadal ka jeedin ayaa dhaliilay hannaanka shirka loo qabtay.