Murashax Cali Xaaji Warsame Oo Kamida Musharaxiinta Utartamaya Doorashada Madaxweynaha Puntland Ayaa Lagu Amray Inuu Ka Tanaasula Hankiisa Musharanimo Waxaa Gurigiisa La Keenay Ciidan Tiro badan Amarkan Ayaa Waxa Uu Ka Soo Baxay Madaxtooyada Punland.