Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Cabdikaxiin Camey ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u jeediyey madaxweynaha Puntland oo shalay magacaabey guddida khilaafadka ee baarlamaanka Puntland.
Cameya ayaa sidoo kale kafishay arimo khaldadaad iyo sir ah oo uu sameeyey madaxweyne gaas intii uu xilka hayey.