“ Kulmiye Waa Xisbi Iska Shakisan Gudihiisa , Shacabka Somaliland-na Ka Shakisan ” Xisbiga UCID.

Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu eedo kulul u jeediyey xisbiga Kulmiye waxaana ay xisbiga Kulmiye ku eedeyeen xisbi iska shakisan dhexdiisa shacabka Somaliland – na  shaki ka qaba.

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *