Kooxda Bayern Munich ayaa xalay ku guulaysay koobkii UEFA SUPER CUP. Labada kooxeed kala qaaday horyaalada kooxaha Yurub ayaa caawa ku kulamay koobka UEFA SUPER CUP waxanay ahayd ciyaar aad u xiiso badan oo labada kooxood ay muujiyaan awood , waxana xusid mudan ciyaartii u horaysay ee taageerayaal yeelata ay noqotay intii uu jiray covid-19