Waxaa duhurkii maanta uu dagaal koobani deegank Tuko-raq ku dhex maray ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka Puntland oo is hor fadhiya .
Wararka Ayaa in dagaalku uu ka bilaabmay kadib markii laba gaadhi lagala baxsaday ciidamada Somaliland , taas oo ay ciidamda Somaliland ay kadabo tageen , halkaas-na dagaalku uu ka bilaabay.
Dagaalka ayaa hada ah mid joogsadey balse waxaan si rasmi ah u cadeyn khasaaraha labada dhinac soo kala gaadhey.