Category: WARARKA
Cabsi Xoog Leh Oo Jiif Iyo Joogba U Diidday Masuuliyiin Badan+ Madaxweyne Biixi Oo Maagan Inuu Isku Shaandhayn Mugleh Ku Sameeyo Golihiisa Xukuumadda.
adminNov 26, 2018
Inkasta oo sida la sheegay uu Madaxweyne Biixi markii hore damacsanaan inuu safarkiisan uu Gobolada Bari ugu maqan yahay ka hor uu seefta la dhex qaado Golihiisa...
“Itaal La’aan Iyo Tayo La’aan Ayaa Ka Muuqata Ciidammada Booliska ” Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Eedeeyay Hoggaanka Booliska Somaliland.
adminNov 24, 2018
“Itaal La’aan Iyo Tayo La’aan Ayaa Ka Muuqata Ciidammada Booliska ” Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Eedeeyay Hoggaanka Booliska Somaliland....
Daawo:Wefti Uu Hogaaminaayo Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Maxamud Xaashi Oo Loogu Soo Dhoweeyay Degmada Ceelafweyn Iyo Ujeedka Socdaalkiisu Daaran Yahay.
adminNov 24, 2018
Daawo:Wefti Uu Hogaaminaayo Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Maxamud Xaashi Oo Loogu Soo Dhoweeyay Degmada Ceelafweyn Iyo Ujeedka Socdaalkiisu Daaran Yahay.
“Dad cadow Ah Ayaa Doonaya Inay Xumaan kala Dhexdhigaan Itoobiya iyo Somaliland ” Qunsulkii Hore Ee Hargaysa U Fadhiyay Itoobiya Oo Ka Waramay Xidhiidhka Somaliland Iyo Dalkiisa.
adminNov 24, 2018
Brig Gen Berhe Tesfay ayaa shaaca ka qaaday inay yihiin cadow kuwa doonaya inay xumaan kala dhexdhigaan xidhiidhka Itoobiya iyo Somaliland, isla markaana caddeeyey...
Qaramada Midoobey Oo Guclo Orod Ugu Jirta Kulan Fool-Ka-Fool Ah Oo Laysku Horfadhiisiyo Biixi Iyo Farmaajo + Goormay Kulmi Doonan.
adminNov 24, 2018
Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaalida danjire Nicholas Haysom, ayaa la sheegay inuu ka shaqaynayo sidii ay kulan fool-ka-fool ah u yeelan lahaayeen Madaxweynaha JSL...
Madaxweyne Biixi Oo Gaadhay Magaalada Tukaraq Oo Ay Isku Hor Fadhiyaa Ciidammada Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Puntland.
adminNov 24, 2018
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo saaka gaadhay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, isagoo intii uu joogay magaalada Laascaanood khudbad u jeediyay...
Madaxweynaha Soomaaliya Oo La Kulmay Dhigiisa Turkiga Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen
adminNov 24, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogaan oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalad Istanbuul ayaa...