London (Somaliland Mirror)- Halkan waxaad ka daalacata oo wax ka ogaataa 10 gaadhi ee addunka loogu jecelyahay ama ugu iibka badnaa sanadkii 2019.
gaadhi walba waxa ku hoos qoran inta jeer ee la iibsaday, iyo kaalinta uu galay.
tirada baabuurta la iibsadsy iyo sida ay u kala horeeyaan waa 2019 oo kaliya.









